Somali

Iska duwista wixii ka yimaadda tarjamadda Google Translate

Tarjamadda waraaqaha ee goobta internetka ee Kawnsalka Haringey waxa sameeya Google™ Translate, adeeg uu bixiyo daraf saddexaad oo aan hoos iman kawnsalka Haringey. Adeeggani waa tarjamad uu kombuyuutarku samaynayo, sidaas darteedna aan ahayn tarjamad sax ah oo ay ku jiri karaan khaladyo aanu qofka turjubaanka ahi galeen.  Fadlan ogow inaanu tarjumin dhammaan qoraallada ama gebi ahaanba.

Tarjamadda waa in loo isticmaalaa inay tahay tilmaan keliya. Haddii ay jiraan faraq u dhexeeya nuqulka ingiriisida ah iyo sidii loo tarjumay, waa in la raacaa nuqulka ingiriisida ah. Kawnsalka Haringey sinaba uma qaadayo mas’uuliyadda khaladka tarjamadda ama wixii dhib ah ee ka ratibma. Kawnsalka Haringey mas’uul kama aha wixii ka yimaadda isticmaalka tarjamadda Google (Google™ Translate).

Fadlan ogsoonow in marka tarjamad la dalbado, aad ka baxayso goobta internetka ee kawnsalka Haringey.

Page last updated:

November 25, 2022

Tell us what you think about this page

Problem with a service?
If you have a service problem or complaint you need help with then please visit our contact pages.


Help us improve this page
If you want to make comments specifically about this page, then please answer the questions below.

* = response required

Ease of use

Overall, how easy was it to get the help you wanted today?

Service required

What was the main service you were interested in today?

Purpose of visit

What was your main purpose for coming to the website today?

Device and browser information

It will help us understand any problems if you can tell us a bit about what you are using to browse the website:

Which type of device are you using right now? (optional)
Which browser are you using? (optional)

Your comments

Please use the following space to tell us more about your visit today. 

Please note that if you want to report a problem with a council service or have a general service request, you will need to contact Customer Services directly.

Covid-19

Did you find what you were looking for? (optional)