Gaari meel dhigasho

Adeegga Xakamaynta baabuur meel dhigashada ee maamulka Haringey waxuu u xilsaaran yahay:

  • Xoojin xakamaynta meel gaari dhigasho (Enforcement of Waiting Restrictions) marka laga reebo Jidad layman casaan ah wata [Red Routes]
  • Xoojin xakamaynta Layman jidad Basas maraan (Enforcement of Bus Lanes)
  • Maamulka barnaamijyada Xakamaynta baabuur meel dhigasho (Administration of Controlled Parking Schemes)
  • Iibinta kaarar ogolaansho baabuur meel dhigasho iyo aruurin dakhli kaarar baabuur meel dhigasho (inta Sales of Residential Parking Permits Collection of Parking Revenues)
  • Iibinta laysimo ogolaansho keensasho haamo qashin/alaabo dhismo lagu aruuriyo (Sale of Builders’ Skips and Materials Licences)
  • Iska tuurid baabuur la nacay, aan la cashuurin iyo kuwo la iska nacay (Disposal of Abandoned, Untaxed and Unwanted Vehicles)
  • Baabuur dhigasho meelo Kownsalku leeyahay (Council Car Parks).

Macluumaad ku saabsan baabuur meel dhigasho, ganaax baabuur, iyo barnaamijyo baabuur meel dhigasho deganeyaal (residents' parking schemes), kala soo hadal kaaliye macaamiil khadka telefoonka ah Parking Helpline Tel 0845 073 1234.Bixin ama ka doodid tikid ganaax baaruur la siiyey

Contacting Parking Services

Parking Helpline
Tel 0845 073 1234
Email: parking@haringey.gov.uk

Waxaad heli doontaa fariin cajalad duuban oo atomaatik ah taasoo ku tusi doonta sida aan u shaqayno. Wixii email naloo soo diro isla maalinta la helo ayaa laga soo jawaabceliyaa.Waxaad heli doontaa fariin cajalad duuban oo atomaatik ah taasoo ku tusi doonta sida aan u shaqayno. Wixii email naloo soo diro isla maalinta la helo ayaa laga soo jawaabceliyaa.

Ku xiriirsaneyaasha soo socda ma aha qayb ka mid ah bogga internet-ka Haringey Council web site.

Ka hor intaadan isticmaalin, fadlan akhri ogeysiiskeena sharciga ah ee arintaan khuseeya.

|
 

Page Last Updated: 28 April 2008

This page belongs to the following categories :
- Transport and streets
- Transport and streets > Motor vehicles, roads and parking
- Transport and streets > Motor vehicles, roads and parking > Parking

 
|
Stoneleigh Road car park

Did you know?

You can order your library books online - use the link on the Do it Online e-services page