Deegaan iyo gaadiid

Kownsalka Haringey waxaa ka go’an inuu Haringey ka dhigo maal nadiif ah, cagaaran iyo meel si sahlan loogu noolaado isla markaasna dadku si fiican isu dhex socdaan.

Qashin aruurin iyo Qashin dib u habayn (Refuse and Recycling)

Boggaga ay ku qoran yihiin macluumaad deegaan waxay ka hadlaayaan sida Kownsalku uga shaqaynaayo in degmadani noqoto meel nadiifi ah, degmo dhir cagaaran ku beeran tahay iyo in dadka la siiyo macluumaad ku saabsan:

Waxaad sidoo kale soo sheegi kartaan haddii aan la fulin waqtigii la qaadi lahaa qashin dib u habaynta, isla markaasna adigoo adeegsanaaya report a problem page inaad soo sheegto wixii alaabo culus ah ee aad rabto in lagaa qaado.

Gaadiidka

Boggaga ka hadlaaya waxay macluumaad gaadiid ku saabsan siiyaan dadka gaadiid ku yimaada iyo kuwa ka safraaya ha ahaadeen kuwo baabuur wata, qaar ku socda baaskiilo ama kuwo isticmaala gaadiid dadwayne. Macluumaadka ugu muhiimsan ee la bixiyo waxaa ku jira:

Gaari meel dhigasho

Boggaga halkan ku qoran waxay bixiyaan macluumaad kala duwan sida:

tikidho ganaax baabuur iyo lacag ganaax ah,

meelo laga xakameeyey baabuur dhigasho,

sida loo bixiyo ganaax gaari la saaray iyo

sida helo kaarka gaar ku dhigashada la dhaho blue badge.

Faylal ku lifaaqan
FilenameFiletypeSize
streetscene customer satisfaction focus groups 06-07.pdf Adobe PDF DocumentPDF24K
Dukumintiyada ku qoran qaabka la dhaho PDF waxuu u baahan yahay in lagu furo Adobe Acrobat reader. Si aad usoo rogato ama u furto, fadlan riix calaamada (icon) ka muuqata dhinac bidix.

Ku xiriirsaneyaasha soo socda ma aha qayb ka mid ah bogga internet-ka Haringey Council web site.

Ka hor intaadan isticmaalin, fadlan akhri ogeysiiskeena sharciga ah ee arintaan khuseeya.

|
 

Page Last Updated: 15 October 2008

This page belongs to the following categories :
- Council, government and democracy > Councils > Contacts, consultation & feedback
- Council, government and democracy > Councils

 
|
Better Haringey lorry

Did you know?

Approximately 11 tons of rubbish is cleared from Haringey parks every week