Macluumaad kala soo xiriirid maamulka Haringey
Qaybtan shabakada Internet-ka ee Haringey waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan sida loola soo xiriiro Haringey Council
Kownsal la soo xiriirid guud - Halkaan waxaad ka heli doontaa ciwaano iyo lambaro telefoono muhiim ah oo ay leeyihiin xafiisyada waaxyaha Kownsalka.
(Xarumo Customer Services) Customer Services - waxaad halkaan ka heli doontaa macluumaad ku saabsan sida ay maamulka Haringey uga go’an tahay adeeg siinta macaamiisha ayna ku jirto heerar bixin adeegyo tayo sare leh, iyo ka helid lambaro telefoono ay leeyihiin xafiisyo muhiim ah iyo waxyaalaha aad xafiisyadaas ka filan karto.
(Tahniyad u jeedin iyo talobixino) Complaints compliments and suggestions - waan soo dhowaynaynaa dhammaan wixii u tahniyadeyn, faalo iyo talobixin ee ku saabsan adeegyada aan bixino.
(Adeegyo deg deg ah ee waqtiyo aan xafiis furnayn) Out of office emergencies - marka ay xiran yihiin xafiisyada Kownsalka, waxaa jira adeegyo dadka loo qabto waqtiyada ay xafiisyada Kownsalku xiran yihiin.
(Soo sheegid dhibaato) Report a problem - haddii ay ku haysato dhibaato aad rabto inaad noo sheegto fadlan noo soo sheeg adigoo buuxinaaya foomka arimahan khuseeya ee ku jira internet-ka.
Faalo iyo fariimo kusoo gudbin shabakada Kownsalka - halkaan kusoo qor haddii aad hayso wax faalo, amaan u jeedin iwm ee aad rabto inaad usoo dirto Kownsalka.
|Page Last Updated: 22 May 2008
This page belongs to the following categories :
- Council, government and democracy > Councils > Contacts, consultation & feedback
- Council, government and democracy > Councils



